Warbaahinta iyo isgaadhsiinta logo

Warbaahinta iyo isgaadhsiinta

Warbaahinta iyo isgaadhsiinta logo

Warbaahinta iyo isgaadhsiinta

Ogolaanshaha tacliinta sare

Ogolaanshaha tacliinta sare 1

Tijaabada ogolaanshaha: Qaar kamid ah waxbarashada waxay kaaga baahan yihiin tijaabo baraaktiko ah in aad hesho ogolaanshahat.tusaale ahaan waxbarashada qaarkood waa hal abuurid ama waxbarashada ciyaaraha.

Ogolaanshaha tacliinta sare 2

Shuruudaha sayniska: Waxbarashada qaarkood ayaa leh shuruud ah inaad haysato maadooyin saynis ah. Tusaale ahaan barashada injineeriyadda, sayniska iyo barashada caafimaadka. Waxaad ka heli doontaa shuruudaha ogolaanshaha kuliyaddaha jaamicadda iyo jaamicaddaha baraha internaytkat samordnaopptak.no . Barnaamijka waxbarasho qaarkood way adkaan kartaa in la helo qol ama jadwal lagu doorto dhammaan saynisyada aad u baahan tahay. Haddii aad qaadanayso takhasuska barashada guud oo leh sayniska dabiiciga ah ama xisaab ah Vg2 iyo Vg3 waxaad isu taagi jaaniska ugu fiican ee ah inaad awoodi doonto qaadashada saynisyada aad u baahan tahay.

samordnaopptak.no

Valg av fag

  • Tre programfag kan du velge selv, ett på Vg2 og to på Vg3. De valgfrie programfagene kan være videre spesialisering innen medier og kommunikasjon og/eller fag fra et annet programområde i studieforberedende utdanningsprogram (for eksempel realfag eller fremmedspråk).
  • Det er opp til skolen din hvilke programfag som tilbys.
  • Hadde du ikke fremmedspråk på ungdomstrinnet? Da må du ta fremmedspråk som fellesfag på Vg3 istedenfor ett av de to valgfrie programfagene på Vg3.
  • Har du spesielle framtidsdrømmer? Da bør du sjekke opptakskravene til studiene, før du velger fag.
  • Programfag i fremmedspråk og realfag gir tilleggspoeng ved opptak til høyere utdanning.