Ku takhasus waxbarasho (studiespesialisering)

Waxaad ka dooran inaad ku takhasusto

Waxaad baran

iyada oo ay ku xidhan tahay maadooyinka aad dooratay:
  • xisaabta iyo sayniska kale ee dabiiciga ah
  • maamulka iyo dhaqaalaha
  • taariikhda, siyaasadda iyo cilmi nafsiga
  • luuqaddaha
  • maadooyin kale oo aragti ah

Waa inaad noqotaa

  • mid danaynaya ku shaqaynta maadooyinka aragtida ah
  • mid la shaqayn leh, dhissan lehna asluub shaqsiyeed
  • mid danaynaya qoridda ama xisaabinta
  • mid danaynaya dhaqanka iyo arrimaha bulshada

Waxaad ku guulaysane

  • caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud iyo inaad qaadan karto tacliinta sare

Haddii aad qaadato tacliinta sare waxaad awoodda, shay’yo kale, aadna noqon

  • kalkaaliso caafimaad, dhakhtar ama dhakhtar-xayawaan
  • iinjineer, sharci-yaqaan ama dhaqaaleyahan
  • macallin, cilmi nafsi yaqaan ama maareeye
    Sidoo kale waxaad qaadankartaa waxbarasho xirfaddo kale ah - adoo haysta caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud waxaad codsankartaa inta ugu badan waxbarashada lagu barto kulliyaddaha jaamicadda iyo jaamicaddaha

Goobaha shaqadu waxay noqon karaan

  • Isbitaalo, maxkamaddaha sharciga, xarunta booliiska ama xafiiska maamulka dawladda hoose
  • xafiisyadda qareennada, wakaaladdaha la talinta ama shirkaddaha injineeriyadda;
  • dugsiyadda Ciyaalka, dugsiyadda ama jaamicaddaha

Ogolaanshaha tacliinta sare

Caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud waxaad codsan kartaa waxbarashada kulliyadaha jaamicadda iyo jaamicaddaha. Si kastaba ha ahaatee, qaar kamid ah waxbarashada ogolaanshahoodu waxay leeyihiin shuruudo khaas ah:

  • Tijaabada ogolaanshaha: Qaar kamid ah waxbarashada waxay kaaga baahan yihiin tijaabo baraaktiko ah in aad hesho ogolaanshahat.tusaale ahaan waxbarashada qaarkood waa hal abuurid ama waxbarashada ciyaaraha.
  • Shuruudaha sayniska: Waxbarashada qaarkood ayaa leh shuruud ah inaad haysato maadooyin saynis ah. Tusaale ahaan barashada injineeriyadda, sayniska iyo barashada caafimaadka. Waxaad ka heli doontaa shuruudaha ogolaanshaha kuliyaddaha jaamicadda iyo jaamicaddaha baraha internaytkat samordnaopptak.no. Barnaamijka waxbarasho qaarkood way adkaan kartaa in la helo qol ama jadwal lagu doorto dhammaan saynisyada aad u baahan tahay. Haddii aad qaadanayso takhasuska barashada guud oo leh sayniska dabiiciga ah ama xisaab ah Vg2 iyo Vg3 waxaad isu taagi jaaniska ugu fiican ee ah inaad awoodi doonto qaadashada saynisyada aad u baahan tahay.

Valg av fag i utdanningsprogram for studiespesialisering

  • Tar du realfag eller språk, samfunnsfag og økonomi, velger du to programfag på Vg2 som du må videreføre på Vg3. Dette kalles fordypning. Disse programfagene må være fra programområdet ditt.
  • Du skal velge to programfag til, ett på Vg2 og ett på Vg3. Disse kan være fra programområdet ditt eller fra et annet programområde i studieforberedende utdanningsprogram (for eksempel realfag eller fremmedspråk). Du trenger ikke videreføre valgfrie programfag på neste trinn.
    • Hadde du ikke fremmedspråk på ungdomstrinnet? Da må du ta fremmedspråk som fellesfag på Vg3 istedenfor det siste programfaget på Vg3.
  • Det er spesielle regler for valg av fag hvis du velger matematikk R1/S1 som programfag på Vg2.
  • Det er opp til skolen din hvilke programfag som tilbys.
  • Har du spesielle framtidsdrømmer? Da bør du sjekke opptakskravene til studiene, før du velger fag.
  • Programfag i fremmedspråk og realfag gir tilleggspoeng ved opptak til høyere utdanning.