Waa maxay Vg1, Vg2 iyo Vg3?



Vg1

Waxbarashadu waxaay ahaani iskoolka waxaayna ka koobantahay mawaada asaasiga ah (sida Norwiijian, xisaabta iyo luuqadda ingiriiska) iyo barnaamij oo aad hore u soo akhrisate.

Waxbarashada guud

Xirfad

  • Inta badan waxbarashadu waafirkrad.
  • Inta badan casharada iskoolka waxaa loo isticmaalaa maadoyinka muhiimka ah.
  • waxaad leedahay laba ama sadex maada oo baraamijka kamid ah (waajib kuma aha takhasuska waxbarashada guud), baraamijyo qaarkood waxaad ka doorani kartaa Vg1.
  • Vg1 in aad ka heshid waxbarasho asaasi ah goobta shaqada, xirfadda iyo baraamijka waxbarashada.
  • Duruusta intooda badan waxaa loo isticmaalaa mawada baraamijka.
  • waxaa kale oo aad sidataa takhasuska mawaadda xirfadda si aad iskuugu daydid tijaaro macruuf ah waqtiga tababarka.

Vg2

At Vg2 waxaad ka dooranaysaa baraamij aad hore u dooratay oo la heli karo Vg1.

Waxbarashada guud

Xirfad

  • mawaadda asaasiga waxaa dheer in aad dooratid baraamijya kala duwan sida uu qeexaayo nidaamka iskoolka .
  • Iskoolka ayaa wax lagu bartaa.
  • Waxaad dooranaysaa baraamijka si aad fursad oogu heshid takhasus dheeraad ah.
  • ardada intooda badan iskoolka ayaa wax lagu bari.
  • waxaa laazim ah in aad sidatid saacaado dheeraad ah markii loo barbardhigo t Vg1.
  • Waxaa jiraan wadooyin khaas ah oo aad ka heli kartid tababar sharikad (3 sana) kadib Vg1.

Vg3 / ku tababarashada sharikadaha

Vg3 waxaay dhisaysaa Vg2 oo aad hore uga qayb gashay, waxana lagu sameeyaa iskoolka ama sharikadaha.

Waxbarashada guud

Xirfad
  • waxaad wadaysaa baraamijki aad hore u dooratay ee ahaa Vg2,waxaanad ka doorani kartaa takhasus ziyaada ah mawaadda baraamijka ama baraamij cusub sida uu dhigaayo sharciya qaarkooda.
  • goobta waxbarashada waa iskoolka.
  • hadii aad ka sidato shahaada Vg3, jaamacadaha iyo kolajyada ayaad codsi u dirsani kartaa.
  • waxaad kala dooranaysaa meelaha ku dhisan Vg2 oo aad aaday, waad sii takhasusi kartaa.
  • inta badan baraamijyada Vg3 waa ganacsi la aqoonsanyahay. kadib waxaad helaysaa tababar xirfadeed oo 2 sana.
  • baraamijya qaarkooda ayaa lagu bixiyaaVg3 sanad waxbarasho.
  • xirfado yar ayaa leh Vg3iskoolka inta aanay ku bogin iskoolka 1.5 ama 2 sana’ tababar shirkad.
Daraasaad ku saabsan dhamaan waxbarashada

qaabka waxbarashada dugsiyada sare iyo tababarka waxaa lagu bandhige khariidada.

  • Jaalle: Iskoolka ayaa lagu waxbaranaya
  • cagaar: sharikadaha ayaa lagu wax baranaaya
  • Buluug: Waxbarashada waay gaba gaboowde oo shaqo ayaad codsani kartaa ama waxbarasha korarsi.

Fasalka 10-aad


Velg kursretning

  • Studieforberedende
  • Yrkesfaglig

Barashada waxbarashada guud ku hagtaa caddeynta ogolaanshaha jaamicadda


Tacliinta sare ee heerka 1 ee dugsiga

Tacliinta sare ee heerka 2 ee dugsigal


Tacliinta sare ee heerka 3 ee dugsiga


Tacliinta sare ee lagu qaato kulliyadaha/jaamicadaha


Barnaamijka saa’idka ah ee caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud


Waxbarasho xirfadeed waxay ku hagtaa Ahmiyadda xirfadda (leh ama aan lahayn ganacsi ama shahaaddada safarka ninka)


Waxbarasho xirfadeed waxay ku hagtaa Ahmiyadda xirfadda (leh ama aan lahayn ganacsi ama shahaaddada safarka ninka)


Tacliinta sare ee heerka 2 ee dugsigal


Velg VG3 retning

  • Tacliinta sare ee heerka 3 ee dugsiga


  • Barnaamijka saa’idka ah ee caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud


  • Shaqo ku tababarid ah tababar aasaasid ah


Tacliinta sare ee heerka 3 ee dugsiga


Barnaamijka saa’idka ah ee caddeynta ogolaanshaha jaamicadda guud


Shaqo ku tababarid ah tababar aasaasid ah


Xirfad cilmiyeed iyo shaqaalayn ama waxbarasho xirfadeed


Sannadka 1aad


Sannadka 2aad


Sannadka 3aad


Sannadka 4aad


Ingen fylker har tilleggsinformasjon til dette punktet